Isku xirrada

War

Barnaamij: Shirka London Q-2aad


Barnaamij: Shirka London Q-2aad

Barnaamij: Shirka London Q-2aad

Waa qeybtii labaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee aan uga hadlayno shirka dhawaan lagu qaban doono magaalada London.

Dawladda UK ayaa sheegtay inaysan faragelin milatari ku samayn doonin arrimaha Soomaaliya balse ay door hoggamaineed ka qaadan doonto iskudubarridka dadaalka beesha caalamka ee Soomalaiya lagu xasilanyo. Inkastoo ay UK martigelinayso shirweyne caalami ah 23-ka bishan haddana waxay iclaamisay inuu shirku yahay mid caalami ah, iyadoo dhinaca kalena madaxda Soomaalida iyo kuwa Gobolka ay dalbanayaan inaan marna laga leexan taageerista hay’adaha dawliga ah ee dhisan.

Haaruun Macruuf ayaa inoo haya Qyabtii Labaad ee shirka London iyo Doorka cusub ee dawladda Biritan.

XS
SM
MD
LG