Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Madasha Dastuurka: Shareecadda iyo Dastuurka


Barnaamijka maanta waxa uu si gaar ah uga hadlayaa shareecada iyo dastuurka Somalia, waxana ka qeyb gali doona Sheekh Maxamed Axmed (Garyare) oo ka mid ah culimada ugu magaca dheer Soomaalida iyo Prof. Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo sharciga ka dhiga Jaacadda Minnesota ee dalka Maraykanka.

Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG