Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha: Ciidul Fidriga


Fannaaniintu waa (ka bilow bidix) Maxamed Xussen Lafoole, Ikraan Caraale iyo Ciid Jaamac.
Fannaaniintu waa (ka bilow bidix) Maxamed Xussen Lafoole, Ikraan Caraale iyo Ciid Jaamac.

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha todobaadkan waxaad ku maqli doontaan fannaaniin Soomaaliyeed, Sida Lafoole, Ikraan Carraale iyo Ciid Jaamac.

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaa sidoo kale qeyb ka Fannaaniin isugu jirta kuwii hore iyo kuwo cusub.

Waxaana Fannaaniintaasi ay kala yihiin Maxamed Xuseen Lafoole, Ikraan Caraale iyo Ciid Jaamac.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

Ka Boggosho wacan.

XS
SM
MD
LG