Isku xirrada

War

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha


Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijkan waxaad ku maqashaan warqadaha dhageystayaashu ay salaamaha iyo tahniyadaha ku gudbiyaan.

Barnaamijkan waxaad ku maqashaan warqadaha dhageystayaashu ay salaamaha iyo tahniyadaha ku gudbiyaan. Sidoo kale waxaad ku maqashaan heeso damacsan oo isugu jira kuwii hore, kuwii dhexe iyo waliba kuwii danbe.

Haddii aad doonaysid inaad barnaamijkan warqada u soo gudbiso, kusoo hagaaji ciwaanka somali@voanews.com

XS
SM
MD
LG