Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Cawayska Washington


Barnaamijka Cawayska Washington
Barnaamijka Cawayska Washington

Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaan ku haynaa bandhiga fanka iyo muusikada ee Bariga Africa iyo Q-2aad waresigii abwaan Baarleex

Barnaamijkeena Cawayska Washington, waxaan toddobaadkan idiinku haynaa qodobo xiiso leh oo ay ka mid yihiin bandhiga carwada ee muusika iyo fanka ee Bariga Africa oo dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Jamhuuriyada Djibouti iyo Qeybtii labaad ee wareysigii Abwaanka C/laahi Xirsi Baarleex oo qeybtana uga hadlaya inta caruur ah ee ay u dhaleen 29 haweeen ah oo uu sheegay inuu soo guursaday.

XS
SM
MD
LG