Isku xirrada

War

Barnaamij: Shirka London Q-4aad


Barnaamij: Shirka London Q-4aad

Barnaamij: Shirka London Q-4aad

Waa Qeybtii afraad ee ugu danbeysay barnaamijyada aan uga hadlayno shirka London ka dhacaya iyo waxaa la filan karo inay ka soo baxaan.

Qeybtan waxay ku saabsan tahay qodob la filayo in shirka looga hadlo oo ah maamulka dhaqaalaha Soomaaliya.

Beesha caalamka ayaa aad uga walaacsna waxaa loogu yeedhay dagaalka dhaqaalaha oo looga jeedo musuqmaasuqa.

Diblomaaisyiinta ayaa sheegaya in shirkaasi ay kasoo bixi karto in la sameeyo guddi lagu magacaabo guddiga wadajirka maamulka lacagta oo ka kooban dawladda Soomaaliya iyo Dalalka Deqeda Bixiya.

Qeybta afraad halkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG