Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij: Shirka London Q-3aad


Barnaamij: Shirka London Q-3aad
Barnaamij: Shirka London Q-3aad

Dawladda UK ayaa sheegtay inaysan faragelin milatari ku samayn doonin arrimaha Soomaaliya balse ay door hoggamaineed ka qaadan doonto iskudubarridka dadaalka beesha caalamka ee Soomalaiya lagu xasilanyo. Inkastoo ay UK martigelinayso shirweyne caalami ah 23-ka bishan haddana waxay iclaamisay inuu shirku yahay mid caalami ah, iyadoo dhinaca kalena madaxda Soomaalida iyo kuwa Gobolka ay dalbanayaan inaan marna laga leexan taageerista hay’adaha dawliga ah ee dhisan.

Haaruun Macruuf ayaa inoo haya QyabtiiSadexaad ee shirka London iyo Doorka cusub ee dawladda Biritan.

XS
SM
MD
LG