Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij Gaar ah: Waxbarashada Afrika (Q-2aad)


Barnaamij Gaar ah: Waxbarashada Afrika (Q-2aad)
Barnaamij Gaar ah: Waxbarashada Afrika (Q-2aad)

Qeybta labaad ee barnaamijka gaarka ah ee waxbarashada Afrika waxa uu ka hadlayaa soo badashada waxbarashada dugsiyada sare ee qaaradda

Ardayda ayaa si isa soo taraysa qaaradda Afrika waxay isku qorayaan Dusgiyada Sare. Hase yeeshee waxbarashada oo la sii wanaajiyaa qiimo sare ayey ku kacaysaa waxaana arrintaasi la daalaa-dhacaya dawlado badan.

Khubarada dhinaca horumarinta ayaa sheegaya inaysan qaaradda fursado badan u bannaanayn maadaama dadka ajaanibta ee maalgashiga sameeyaa ay ka maagayaan inay lacag gashadaan waddammada ay ku yar yihiin shaqaalaha xirfadda leh.

Qaybtii Labaad ee Taxanaha Waxbararashada Afrika, waxa magaalada Washington warbixintan noogu diyaariyey William Eagle.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG