Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij Gaar ah: Macluusha Soomaaliya (Qeybtii 3aad)


Barnaamij Gaar ah: Macluusha Soomaaliya (Qeybtii 3aad)
Barnaamij Gaar ah: Macluusha Soomaaliya (Qeybtii 3aad)

Qeybtan waxay ka hadlaysaa nafaqa darrida oo ah sababta ugu weyn ee caruurta iyo dadka inay u dhintaan abaaraha iyo macluusha Soomaaliya.

Qeybtan waxay ka hadlaysaa nafaqa-darrida oo ah sababta ugu weyn ee caruurta iyo dadka inay u dhintaan abaarta iyo macluusha Somalia.

Hay'adaha caalamigu waxay sheegeen in heerka nafaqo-darrida caruurta koonfurta Soomaaliya ay aadu sarreyso, iyadoo xeryaha Dhadhaab iyo tan Dolo Addo ay ee Itoobiya ay ka dilaaceen cuduro si dhib yar loo daweyn karo, sida jadeecada oo haatan fara ba'an ku haya caruurta nafaqo darridu ay hayso.

Qeybtan waxaa inoo soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

XS
SM
MD
LG