Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Wicitaanka Dhageystaha


Caasho Geesdiir
Caasho Geesdiir

Toddobaadkan Wicitaanka Dhagaystaha waxaa marti ku ah Caasho Cumar Geesdiir oo dhawaan loo doortay Guddoomiyaha haweenka Soomaaliyeed.

Caasho Cumar Geesdiir ayaa dhawaan magaalada Muqdisho ay qaar ka tirsan haweenka Soomaaliyeed ugu doorteen guddoomiyaha ururka haweenka Soomaaliyeed. Caasho Geesdiir waxay barnaamijkan uga jawaabaysaa suaallo ay qaar ka tirsan dhagaystayaashu weydiinayaan, kuwaasoo ay ka mid yihiin; xaaladda nololeed ee haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaa kuwa ku nool magaalada Mudisho iyo waliba doorka haweenka Soomaaliyeed ay uga jiraan xaaladdaha kala duwan ee dalka Somalia.

XS
SM
MD
LG