Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan qodobo aad u xiisa badan oo ay ku jiraan maanso iyo majaajillo iyo qodobo kale.

Qodobada Caweyska aad ku maqleysaan waxaa ka mid ah,
Erayada cusub ee dhalinyarada dambe ee Soomaalida
Maanso ku saabsan Jacaylka
Majaajilo ka hadlaysa Soonka iyo qodobo kale.
Barnaamijka waxaa idiin diyaariyay Cali Cabdi Xaraare.

XS
SM
MD
LG