Isku xirrada

War

Barmaaijka Qurbe: Waxaa Marti ku ah Yaasmiin Maxamed (Somalia)


Barmaaijka Qurbe: Waxaa Marti ku ah Yaasmiin Maxamed (Somalia)

Barmaaijka Qurbe: Waxaa Marti ku ah Yaasmiin Maxamed (Somalia)

Fanaanada Soomaaliyeed ee Yasmiin Maxamed oo afka Ingiriiska ku heesta ayaa ka sheekaynaysa heesaheeda iyo sidii ay fanka ku bilowday

Yaasmiin Maxamed oo la yaqaano Somalia ayaa mar ay istuudiyaha Idaacadda VOA nagu soo booqatay si faahfaahsan uga sheekaysay sidii ay fanka ku bilowday. Waxay sharaxday heesteeda "Hooyo". Waxay sheegtay in heesaheeda ay inta badan kaga hadasho arrimaha Somalia.

Wareysiga oo dhamestiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG