Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barakacayaasha: Raashinka waa la Lunsadaa


Əlinqar mahalında yol kənarına yerləşdirilmiş bomba hücumu 7 nəfərin ölümünə səbəb olub - 3 iyun, 2013<br />
<br />
Əlinqar mahalında yol kənarına yerləşdirilmiş bomba hücumu 7 nəfərin ölümünə səbəb olub - 3 iyun, 2013<br /> <br />

Qaar ka mid ah dadka ku jira xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho ayaa sheegay in la lunsado raashinka loogu talo galay barakacayaasha

Qaar ka mid ah dadka ku jira xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho ayaa sheegay in la lunsado raashinka loogu talo galay barakacayaasha. Arrintan ayaa soo baxaysa xilli Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP uu sheegay inuu baarayo warar sheegay in raashin loogu talo galay dadka soo barakacay, la lunsaday.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG