Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhig Shaqo Oo Lagu Qabtay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

“Gabar shaqo sii, waa hooy shaqo sii” ayaa halku dhig u ahaa bandhiggii maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Bandhig Shaqo oo loogu talo galay gabdhaha Soomaaliyeed ee waxbartay.

“Gabar shaqo sii, waa hooy shaqo sii” ayaa halku dhig u ahaa bandhiggii maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal gabdhood.

Barnaamijkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay shirkado iyo hay'ado fara badan oo la filayo in ay qaar badan oo gabdhahaasi ka mid ah ay shaqaaleysiiyaan.

Jacfar Kuukaay ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdisho.

Bandhig Shaqo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00

XS
SM
MD
LG