Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo ka dhacay Gobolka Bakool


Bakool
Bakool
Dagaallo goos-goos ah ayaa lagu soo warramayaa in tan iyo maalintii Khamiista ee toddobaadkii hore ay ka dhacayeen degaanno dhinaca waqooyi ka xiga magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool.

Dagaalkii ugu dambeeyey waxa ay shalay ka dhaceeb tuulada War-Qadiid oo 30 KM u jirta Xuddur kana xigta dhinaca degmada Waajid. Khadka telefoonka ee Degmada Ceelbarde ayaa Haaruun Macruuf uu kula xidhiidhay Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool.

Waraysiga hoos ka dhagayso

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00
XS
SM
MD
LG