Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Badmaaxiin Hindi ah oo lagu Haysto Xara-Dheere


Badmaaxiin Hindi ah oo lagu Haysto Xara-Dheere
Badmaaxiin Hindi ah oo lagu Haysto Xara-Dheere

Burcad-badeed Soomaali ah ayaa afduub ahaan degmada Xara-Dheere ugu haysta 7 badmaax oo Hindi ah oo ay ka soo afduubteen badweynta Hindiya.

Burcadda ayaa dalbanaya in dowladda Hindiya ay sii dayso dad Soomaali ah oo lagu hayo jeellasha dalka Hindiya.

Xaaladda badmaaxiintan ayaa aad u liidata.

XS
SM
MD
LG