Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Intee ayuu la Egyahay Gargaarka Hay'adaha


Intee ayuu la Egyahay Gargaarka Hay'adaha
Intee ayuu la Egyahay Gargaarka Hay'adaha

Muqdisho waxaa ku qul-qulaya kumaankun oo ka soo barakacay abaaraha gobollada qaarkood ee Soomaaliya, gargaarkuna kuma filna.

Muqdisho waxaa ku qul-qulaya kumaankun oo ka soo barakacay abaaraha gobollada qaarkood ee Soomaaliya, gargaarkuna kuma filna.

Cali Muuse Cabdi, oo ka tirsan wakaaladda wararka ee AFP, ayaa VOA u sheegay, in dhibaatooyinka ugu weyn ee dadka abaaruhu saameeyeen ee Muqdisho soo gaaray ay ka mid yihiin caafimaadka, cunno la'aan iyo nafaqa darri.

Wuxuu sheegay in ay jiraan goobo fara ku tiris ah oo cunto bisil laga bixiyo, hase yeeshee wuxuu sheegay in goobahaasi ay ka jirto diiwaan gelin la'aan iyo inaanay ku filneyn baahida dadka haysa.

XS
SM
MD
LG