Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baashe: Lama Beddelayo Xeer Hoosaadka


Baashe: Lama Beddelayo Xeer Hoosaadka
Baashe: Lama Beddelayo Xeer Hoosaadka

Shir-guddoonka golaha wakiilada Somaliland ayaa ku gacan seyray mooshin ay wateen xildhibaano doonayay in wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadka.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada ee Soomaaliland Baashe Maxamed Faarax oo u warramay Idaacadda VOA ayaa gaashaanka ku dhuftay mooshin ay wateen xildhibaano doonayay in wax ka beddel lagu sameeyo xeer hoosaadka golaha wakiilada.

Baashe wuxuu tilmaamay inaan loo baahnayn in hoos loo dhigo tirada mudanayaasha ridi kara shir-guddoonka oo haatan ah 55 mudane.

XS
SM
MD
LG