Isku xirrada

Baarlamanka Somalia oo Qodobo ka Beddelay Dastuurka


Xildhibaanada Soomaaliya

Xildhibaanada Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixyay qodobo ka mid ah dastuurka Soomaaliya, gaar ahaan qodobada 136-aad iyo 60-aad.

Qodobadan ayuu baarlamanka ku ansixiyay in muddada dastuurka KMG ah oo ku eg 2016-ka bisha August laga dhigo – dastuur rasmi ah, iyo in haddii aysan suuragalin in 2016-ka uu dalku yeesho baarlamaan cusub, baarlamanka hadda jira uu sii jirayo si looga fogaado firaaq gole sharci dejin oo dalka ku yimaada.

Wariyeheenna Muqdisho Xasan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa goob joog u ahaa kulankii baarlamanka ee maanta, warbixitan ayuuna kasoo diray.

XS
SM
MD
LG