Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka Somalia oo Diiday Heshiisyada Badda


Baarlamaanka Somalia oo Diiday Heshiisyada Badda
Baarlamaanka Somalia oo Diiday Heshiisyada Badda

Baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa cod aqlabiyad ah, 335, ku diiday dhammaan heshiisyadii la galay wixii sanadkii 1991 ka dambeeyey

Baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa cod aqlabiyad ah, 335, ku diiday dhammaan heshiisyadii la galay wixii sanadkii 1991 ka dambeeyey, waxa uuna baarlamaanku ka digay in xukuumadda iyo qeybaha kale ee dawladdu ay galaan heshiisyo aan la ogeyn, ciddii taas ku dhaqaaqdana loo arkayo inay khayaamo qaran gashey.

XS
SM
MD
LG