Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka oo Ansixiyay Ra'iisul-wasaare Farmaajo


Baarlamaanka oo Ansixiyay Ra'iisul-wasaare Farmaajo
Baarlamaanka oo Ansixiyay Ra'iisul-wasaare Farmaajo

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka gacantaaga ah ku ansixiyay ra'iisul-wasaaraha Somalia Max'ed C/laahi Farmaajo

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka gacantaaga ah ku ansixiyay ra'iisul-wasaaraha Somalia Max'ed C/laahi Farmaajo.

Kullanka ansixinta ra'iisul-wasaaraha oo ka dhacday Muqdisho, waxaa ka soo qeyb galay 391 mudane. 297 mudane ayaa codka kalsoonida siiyay ra'iisul-wasaaraha, 92 mudane way diideen, halka 2 mudane ay ka aamuseen.

Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Shariif Xassan Sh. Adan ayaa VOA u sheegay in ansixintan ay timid kaddib markii xildhibaannadii doonayay codka qarsoodigu ay tanaasulaad muujiyaan sidaasina codka gacan taaga loogu ansixiyay ra'iisul-wasaaraha.

XS
SM
MD
LG