Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiskii Kampala oo la Ansixiyay


Heshiiskii Kampala oo la Ansixiyay
Heshiiskii Kampala oo la Ansixiyay

Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay, heshiiskii ay Kampala ku saxiixdeen madaxda dowladda.

Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay, heshiiskii ay Kampala ku saxiixdeen madaxda sare ee DKMG.

Waxaa fadhiga baarlamaanka ee maanta lagu ansixiyay heshiiskaasi soo xaadiray 436 mudane, waxaana codka oggolaansha ku ansixiyay 393 xildhibaan.

XS
SM
MD
LG