Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baabuur Barakacayaal la Rogmaday


Baabuur Barakacayaal la Rogmaday
Baabuur Barakacayaal la Rogmaday

Baabuur siday barakacayaal ka yimid gobolada koonfur-galbeed ee Somalia ayaa ku rogmaday degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose

Baabuur siday barakacayaal ka yimid gobolada koonfur-galbeed ee Somalia ayaa ku rogmaday degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose.

Waa markii ugu horeysay ee intii abaaraha iyo macluushu bilowdeen ee dhacdo sidan oo kale ahi ay dhacdo.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG