Isku xirrada

War

8da Maarso: Maalinta Haweenka Adduunka


Deegaamo kala duwan oo dalka Somalia ah ayaa waxa maanta lagu qabtay kulamo lagu maamuusayey maalinta Haweenka Adduunka

Deegaamo kala duwan oo dalka Somalia ah ayaa waxa maanta lagu qabtay kulamo lagu maamuusayey maalinta Haweenka Adduunka.

Magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne, iyo Hargeysa ayaa lagu qabtay kulamo lagaga hadlayey loolanka iyo dhibaatooyinka ay dumarku la kulmaan.

Warbixino kala duwan oo arrimahaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG