Isku xirrada

War

Amuuraha Islaamka iyo Weerarkii Israel

  • VOA Somali

Sh C/Raxmaan Bashiir

Sh C/Raxmaan Bashiir

Barnaamijka waxaanu ku eegaynaa sida dunida islaamka looga arkay weerarkii Isaa’iill ku qaaday Markab Qaza Gargaar u siday.

Todobaadkan waxaa dareenka dunida weerarkii Ciidamada Isra’iil ay ku qaadeen Markab u socday Qaza.
Markabkan oo ka mid ahaa kolonyo maraakiib ah oo go’aansaday in ay jabiyaan cunaqabtaynta ayaa waxaa ku dhintay dhowr iyo toban qof oo rayid ah.
Arrintan ayaa ka sokow caalamka oo dhan waxaa aad uga xumaaday dadka ku nool dunida islaamka ah, waxaana mudaaharaadiyo badan ay ka dhaceen caasimado kala duwan oo caalamka ah.
Saamaynta ay dhacdadan ku yeelatay dunida islaamka ah waxaa sawir ka bixiyay Sh Cabdiraxmaan Sulaymaan Bashiir mid ah gudiga caalamiga ah ee Gargaarka .
Sidoo kale Barnaamijka waxaan ku eegi doonaa iyada Mushkiladda Bariga dhexe ee Falstiin ay soo jirtay tan iyo 1948 waxaana tan iyo wakhtgaasi dhibaato tirsanaya dadka muslinka ah , hadaba maxay tahay sababta keentay in qadiyadda Falastiin sida ay u arkaan dadka muslinka ah ay dunidu u fahmi wayday.
Sh Cabdiraxmaan Sulaymaan Bashiir waxaa uu ka mid ahaa guddi raashin gar gar ah ka qaadday Jabuuti una qaaday xadka Masar iyo Falastiin .
Barnaamijka oo Dhmaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Todobaadkan waxaa dareenka dunida weerarkii Ciidamada Isra’iil ay ku qaadeen Markab u socday Qaza.

Markabkan oo ka mid ahaa kolonyo maraakiib ah oo go’aansaday in ay jabiyaan cunaqabtaynta ayaa waxaa ku dhintay dhowr iyo toban qof oo rayid ah.

Arrintan ayaa ka sokow caalamka oo dhan waxaa aad uga xumaaday dadka ku nool dunida islaamka ah, waxaana mudaaharaadiyo badan ay ka dhaceen caasimado kala duwan oo caalamka ah.

Saamaynta ay dhacdadan ku yeelatay dunida islaamka ah waxaa sawir ka bixiyay Sh Cabdiraxmaan Sulaymaan Bashiir mid ah gudiga caalamiga ah ee Gargaarka .

Sidoo kale Barnaamijka waxaan ku eegi doonaa iyada Mushkiladda Bariga dhexe ee Falstiin ay soo jirtay tan iyo 1948 waxaana tan iyo wakhtgaasi dhibaato tirsanaya dadka muslinka ah , hadaba maxay tahay sababta keentay in qadiyadda

Falastiin sida ay u arkaan dadka muslinka ah ay dunidu u fahmi wayday.

Sh Cabdiraxmaan Sulaymaan Bashiir waxaa uu ka mid ahaa guddi raashin gar gar ah ka qaadday Jabuuti una qaaday xadka Masar iyo Falastiin .

Barnaamijka oo Dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG