Isku xirrada

War

Arday loo Tababaray Jaamacadda Koonfurta Somalia

  • Mukhtaar Catoosh

Arday loo Tababaray Jaamacadda Koonfurta Somalia

Arday loo Tababaray Jaamacadda Koonfurta Somalia

Jaamacaddan oo ku taalla magaalada Baydhabo ayaa waxa ardayda lagu tababaray cisbitaalka Madina, kuna takhasusay maaddada caafimaadka

Jaamacaddan oo ku taalla magaalada Baydhabo ayaa waxa ardaydan lagu tababaray cisbitaalka Madina. Ardaydu waxay ku takhasuseen maaddada caafimaadka. Ardeydu waxay ka howlgali doonaan cisbitaalka magaalada Baydhabo oo baahi dhinaca caafimaadka ahi ay ka jirto.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG