Isku xirrada

War Deg-Deg ah

816 Arday oo ka Qalin Jebisay Camuud


Arday ka Qalinjebisay (File Photo)
Arday ka Qalinjebisay (File Photo)

863 arday ayaa maanta ka qalinjebiyay jaamacadda Cammuud ee ku taalla magaalada Borama ee Somaliland.

863 arday ayaa maanta ka qalinjebiyay jaamacadda Cammuud ee ku taalla magaalada Borama ee Somaliland.

816 ka mid ah ardaydaas ayaa dhammeystay waxabarashada heerka koowaad ee jaamacadda (Bachelor’s Degree), ayada 47 ay dhameysteen heerka labaad ee jaamacadda (Master’s Degree).

Munaasibadda qalinjebinta oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ardayda la guddoonsiiyay shahaaddada iyo abaal marinno kale.

Warbixintan waxa noo soo diray weriyaha VOA Barkhad Kaariye.

Warbixinta Barkhad
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:08 0:00

XS
SM
MD
LG