Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Waqooyi Bari Kenya iyo Dastuurka Cusub


Dadka ku dhaqan gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, Isbedel ayay ka filayaan dastuurka cusub.
Dadka ku dhaqan gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, Isbedel ayay ka filayaan dastuurka cusub.

Dadka ku dhaqan gobolka Waqooyi Bari ee Kenya waxay intooda badan oggolaansho ugu codeeyeen dastuurka cusub, iyagoo rajeynaya Isbedel.

Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya waxa uu ka mid yahay gobollada dalka Kenya ee aadka looga taageeray dastuurka cusub.

Wariyaha VOA-da uga soo warrama magaalada Garisa Maxamed Faarax Shire ayaa ku soo warramaya in dadka ku dhaqan gobolka Waqooyi Bari ay telefishanada kala socdeen sida ay u socotay xafladda saxiixa dastuurka cusub. Wuxuuna sheegay in dadku rajeynayaan isbedelo wanaagsan in dastuurkan uu u horseedo gobolka.

XS
SM
MD
LG