Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Niqaabka iyo Farance


Amuuraha Islaamka: Niqaabka iyo Farance
Amuuraha Islaamka: Niqaabka iyo Farance

Faranasiiska ayaa joojiyay xirashada niqaabka, arrintaasoo dhalisay caro iyo dood culus.

Dowladda Faransiiska ayaa dalkeeda ka mamnuucday xirashada niqaabka amma indho shareerka. Arrintaa ayaa dhalisay dood culus.

Sheekh Cabdiraxmaan Shariif Imaamka Masjidka Daarul Hijra ee magaalada Minneapols ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in indho shareerku uusan raad ku lahayn Islaamka, hase yeeshee uu sheegay in Faransiisku uu ku khaldan yahay inuu mamnuuco, taasoo uu sheegay inay liddi ku tahay xorriyadda dadka.

XS
SM
MD
LG