Isku xirrada

War

Amuuraha Islaamka: Khadka Tareen ee Makka.


Amuuraha Islaamka: Khadka Tareen ee Makka.

Amuuraha Islaamka: Khadka Tareen ee Makka.

Khad Tareen ayaa laga dhisay magaalada Makka ee dalka Sacuudiga, waxaana loogu talagalay in Xujeyda lagu daadgureeyo.

Khad tareen ayaa laga dhisay magaalada Barakeysan ee Makka ee dalka Boqortooyada Sacuudi Areebiya, kaasoo loogu talogalay in lagu daadgureeyo dadka xujeyda ah.

Sacuudiga ayaa ugu talagashay khadkasi tareen in uu hoos u dhigo shilalka ka dhaca marka lagu gudo jiro gudashada waajibaadka xajka.

XS
SM
MD
LG