Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Duqa Cusub ee Galgari waa Muslim


Amuuraha Islaamka: Duqa Cusub ee Galgari waa Muslim
Amuuraha Islaamka: Duqa Cusub ee Galgari waa Muslim

Magaalada Calgary ee dalka Canada waxaa loo doortay duq cusub oo Muslim ah.

Magaalada Calgary ee gobolka Alberta ee dalka Canada waxaa loo doortay duq cusub, kaasoo lagu magacaabo Nahid Nasheed.

Mr. Nasheed ayaa ah nin Muslim ah oo ka soo jeeda Koonfurta Asia. Doorashadiisa ayaa noqotay mid lama filaan ah ka dib markii uu tartan la galay 18 musharax.

Nahid Nasheed ayaa la sheegay inuu ololihiisa doorashada u isticmaalay baraha internetka bulshada sida Facebook iyo Twitter.

XS
SM
MD
LG