Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Dagaalka Libya


Amuuraha Islaamka: Dagaalka Libya
Amuuraha Islaamka: Dagaalka Libya

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay dagaalka Libya iyo kaalinta kooxaha Islaamigu ay ku leeyihiin.

Barnaamijkan Ammuuraha Islaamka wuxuu ku saabsan yahay, dagaalka Libya iyo kaalinta ay ku leeyihiin kooxaha Islaamiga, sida uu u saameyn doono mustaqbalka dalkaasi haddii uu dagaalka daba dheeraado.

Waxaa jira walaac isa soo taraya oo la xiriira in goobaha dagaalka ka socda dalkaasi Libya ay ku sugan yihiin rag ka tirsan ururka al-Qaacida, taasoo walaac hor leh abuuraysa oo ku saabsan halista dagaalka dalka Libya.

Barnaamijkan waxaa soo diyaariyay Maxamed Cabdi Sandheere.

XS
SM
MD
LG