Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda Soomaaliya oo Qabatay Saraakiil Amniyaat ah


som map
som map
Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee dawladda Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa idaacadda VOA u sheegay in ciidamada dawladda ay bishan gudaheega sameeyeen 13 hawlgal kuwaasi oo 12 ka mid ah laga sameeyey magaalada Muqdishu.

Wasiirka ayaa sheegay in hawlgalka kale laga sameeyey magaalada Qoryooley laguna soo qabtay afar xubnood oo al-Shabab ah kuwaasi oo laba ka mid ah ay saraakiil ka yihiin dhinaca Amniyaatka.

Hoos ka dhagaysiga waraysiga Ibraahim Yarow oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:09 0:00
XS
SM
MD
LG