Isku xirrada

War

Ammuuraha Maraykanka: Soomaalidu Xisbigee ayay u Codeynayaan


Ammuuraha Maraykanka: Soomaalidu Xisbigee ayay u Codeynayaan

Ammuuraha Maraykanka: Soomaalidu Xisbigee ayay u Codeynayaan

Doorashada dhacayasa 2-da Novermber ayaa la filayaa in Soomaali badani codeyso, iyagoo kala xulan doona axsaabta tartamaysa

Soomaalida Maraykanka ayaa iyagu isku diyaarinaya doorashada xilliga dhexe ee dhacaysa maalinta Talaadada oo ku beegan 2da bisha Novermber.

Soomaalida oo aad isku abaabushay, gaar ahaan gobolada ay ku baddan yihiin ee Minnesota iyo Ohio, ayaa haddana Soomaalida gobolada kalena diyaar garow kaas la mid ah ugu jiraan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada xiliga dhexe ee Maraykanka.

Qeybtan maanta waxa ka qeyb galaya:

1- Ismaaciil Cumar Abdillaahi oo jooga magaalada Houston ee gobolka Texas

2- Asma Bashiir Dool oo joogta magaalada Lewiston ee gobolka Maine

3- Abukar Yaxye Saney oo jooga magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Barnaamijka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG