Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuuraha Maraykanka: Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykanka


Ammuuraha Maraykanka: Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykanka
Ammuuraha Maraykanka: Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykanka

Barnaamijkan oo todobaadle noqon doona, ayaa todobaadkan ka hadlaya doorasha xilliga dhexe ee labada aqal ee congresska Maraykanka

Barnaamijkan Ammuuraha Maraykanku waxa uu noqon doonaa barnaamij joogto ah oo todobaadkiiba hal mar ay dhageystayaasha VOA dhageysan doonaan. Todobaadkan oo ah kiisii koowaad ayaa qaadaa-dhigaya doorashada xilliga dhexe (Mid term) ee dalka Maraykanka. Qeybtan waxa ka qeyb galaya Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, waxana uu sharxayaa qeybaha kala duwan ee nidaamka siyaasadda Maraykanka.

Barnaamijka oo dhameystiran, hooosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG