Isku xirrada

War

Ammuuraha Islaamka: Doorka Culimada ee Xalinta Khilaafka


Ammuuraha Islaamka: Doorka Culimada ee Xalinta Khilaafka

Ammuuraha Islaamka: Doorka Culimada ee Xalinta Khilaafka

Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay doorka culimada ee xal u helidda khilaafka Soomaaliya.

Bulshada Soomaaliyeed waxaa saameyn ku yeeshay colaado muddo dheer soo taagnaa, kuwaasoo xitaa saameyn ku yeeshay culimaa'uddiinka.

Cilimaa'uddiinka Soomaaliyeed ayaa tixgelin gaar ah ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed oo ah bulsho 100% muslim ah, waxaana meesha ka muuqata baahida loo qabo doorka ay culimadu ka qaadan karto xalinta colaadaha dalka ka jira.

Hase yeeshee waxaa muuqata in dadaalka culimada uu saameyn ku yeeshay kala fikir duwanaanshohooda waxyaabaha mudnaanta la siinayo xalinta khilaafka iyo hirgelinta siyaasadda.

XS
SM
MD
LG