Isku xirrada

War

Amm. Islaamka: Miraha Kacdoonka Carabta (3)


Amm. Islaamka: Miraha Kacdoonka Carabta (3)

Amm. Islaamka: Miraha Kacdoonka Carabta (3)

Barnaamijka maanta oo ah kii ugu dambeeyey waxan kusoo qaadanaynaa dalalka Suuriya iyo Yemen oo wali kacdoon dhiig wataa uu ka socdo

Barnaamijka maanta oo ah kii ugu dambeeyey waxan kusoo qaadanaynaa dalalka Suuriya iyo Yemen oo wali kacdoon dhiig wataa uu ka socdo.

Si ka duwan sidii waddamada Tunisia, Masar, iyo Libya, waddamada Suuriya iyo Yemen waxay marayaan marxalo ad-adag oo cabsi badan laga qabo in dagaal sokeeye dalalkaas ka dhaco.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG