Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM oo ka Hadashay Ciidanka DKMG ee Dhaca Geysta


Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Cali Adan Xaamud ayaa sheegay in ay talaabo laga qaadi doonto dadka labisan dharka ciidanka ee dhaca geysta.

Afhayeenku wuxuu sidoo kale ka hadlay ciidamada Djibouti oo dheeraad ah oo tagaya magaalada Beledweyne, wuxuuna sheegay in cidiankaasi ay dhawaan maamulka magaaladaasi kala wareegi doonaan ciidanka Ethiopia.

Qeybta hoose ka dhageyso wareysiga.

XS
SM
MD
LG