Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM iyo DKMG oo Qabsaday Garoonka KM-50


Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in iyaga iyo ciidamada AMISOM ay maanta qabsadeen garoonka diyaaradaha ee KM-50 oo ku yaalla gobolka Shabeellada Hoose.
Garoonkan ayaa waxaa haysatay ururka al-Shabaab, hasse yeeshee wararka ayaa sheegayaa in wakhtiyadii u danbeeyey uu garoonku ahaa mid cid la ah.
Ciidamada huwanta ayay u suurtogashay inay ururka al-Shabaab ka qabsadaan deeggaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.
XS
SM
MD
LG