Isku xirrada

Wararka ka imanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabeellda Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay degaano hor leh ka qabsadeen maleeshiyada ururka Al-Shabab. Mas’uuliyinta ayaa sheegay inay la wareegeen hub, rasaas iyo qalab kale oo ciidan. Ilaa 9 tuulo ayey ciidanku qabsadeen maanta iyo xalay. Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warkan nooga soo diray Buula Barde.

Warbixinta hoos ka dhagayso

XS
SM
MD
LG