Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM: Ammaanka Baydhabo Annagaa la Wareegi Doona


Sarkaal u hadlay ciidanka Nabad Ilaalinta Africa ee AMISOM ayaa sheegay in marka ciidankooda la soo kordhiyo ay Baydhabo tagi doonaan

Sarkaal u hadlay ciidanka Nabad Ilaalinta Africa ee AMISOM ayaa sheegay in marka ciidankooda la soo kordhiyo ay Baydhabo tagi doonaan.

Sarkaalka ayaa sheegay in heshiisku uu markii horeba ahaa in ciidamada Ethiopia ay door taakulo ah oo kaliya geystaan. Hase, yeeshee marka ciidan AMISOM ah oo ku filan la helo ay ciidankaasi la wareegi doonaan gacan ku haynta magaalooyinka laga xoreeyo Alshabab.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG