Isku xirrada

War

AMIOSOM oo Mashaariiic ka Bilaabaysa Muqdisho


AMIOSOM oo Mashaariiic ka Bilaabaysa Muqdisho

AMIOSOM oo Mashaariiic ka Bilaabaysa Muqdisho

AMISOM ayaa sheegtay inay Muqdisho ka bilaabayso mashaariic kala duwan oo qiimo ahaan ku kacaya in kabadan 4.5 million dollars.

Kuxigeenka ergayga Midowga Afrika, Wafula Wamunyiyi ayaa hadalka uga dhawaaqay shir jaraaid oo uu ku qabtay Muqdisho.

Wamunyiyi wuxuu sheegay in mashaariicdan ay ku jiri doonaan dhismayaal School, matooro la siinayo isbitaallada iyo qalab la siin doono saldhigyada Boliiska.

Kuxigeenka ergayga ayaa shirkaasi jaraaid wuxuu ku canbaareeyey weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay kooxda Al-Shabaab ka fulisay Muqdisho.

XS
SM
MD
LG