Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabab oo Weerartay Aroos


Wararka ka imanaya degaanka Ceel-Bacad ee degmada Ruun-nirgood ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ugu yaraan hal qof uu ku dhintay 9 kalena ay ku dhaawacmeen iska horimaad ay ku lug leeyihiin maleeshiyada ururka Al-Shabab oo xalay ka dhacay degankaas.

Iska horimaadka ayaa la sheegay inuu ka dmabeeyey markii Al-Shabab ay isku dayeen inay kala kaxeeyaan dad shirbayey oo ku sugnaa arooskaasi.

Wareysi ay VOAda la yeelatay Maxamed Maxamuud Raage oo ah Guddoomiyaha Degmada Ruun-nirgood, halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG