Warbixinada qaarkood ayaa sheegay in Al-Shabab uu qortay dhalinyaro reer Kenya oo tiradoodu gaarayso ilaa 500, kuwaas oo tabaar iyo dagaal u tagay Somalia, tababarka ka dibna isu diyaariya sidii ay Kenya gudaheeda weeraro uga fulin lahaayeen.
Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.