Isku xirrada

War

Al-Shabaab oo Hub looga Diray Yemen


Al-Shabaab oo Hub looga Diray Yemen

Al-Shabaab oo Hub looga Diray Yemen

Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegay in dhowrkii bilood ee la soo dhaafay hub looga diray dalka Yemen, kaasoo qeybtiis ay heleen.

Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegay in dhowrkii bilood ee la soo dhaafay hub looga diray dalka Yemen, kaasoo badankiisa ay heleen.

Warbaahinta dalka Yemen ayaa qaarkood waxay sheegeen in laa 10 doonyood oo hub uu ku ranan yahay ay u ambabaxeen deegaanada ay ka taliso kooxda al-Shabaab ee dalka Soomaaliya.

Xuseen Xaaji Axmed, ku xigeenka qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Cadan, waxa uu VOA u sheegay in hubkaasi qaarkiis la qabtay, hase yeeshee badankiis uu gacanta u galay kooxdaasi.

Waxa uu sheegay in al-Qaacidada Yemen ay hubkaasi u direen kooxda al-Shabaab, warkaasina uu ka xaqiijiyay ilo lagu kalsoon yahay.

XS
SM
MD
LG