Isku xirrada

War Deg-Deg ah

al-Imriki: Naftaydu Halis ayay ku Jirtaa


Abu Mansur al-Amriki oo ah Maraykan ka barbar dagaalama al-Shabab ayaa sheegay inuu ka cabsi qabo inay dilaan al-Shabab muran jira awgiis.

al-Amriki oo magaciisa runta ah uu yahay Cumar Shafik Hammami ayaa fariin video ah oo la soo dhigay bar internet ah ku sheegay inay soo wajahday cabsi uu ka qabo in kooxda al-Shabab ay khaarajiso taasina ay ugu wacan tahay khilaaf ka dhex-jira kooxda Al-Shabaab oo ku aadan sharciga iyo istaraatiijiyada.

Qeybta hoose ka dhagayso warbixinta.

XS
SM
MD
LG