Isku xirrada

War

Ahlu-Sunna oo ka Hadashay Muranka Baarlamaanka


Ahlu-Sunna oo ka Hadashay Muranka Baarlamaanka

Ahlu-Sunna oo ka Hadashay Muranka Baarlamaanka

Guddoomiyaha ururka Ahlu-sunna Waljameeca Xirsi Maxamed Hilowle ayaa ka hadlay khilaafka ka dhextaagan baarlamaanka Soomaaliya wuxuuna sheegay inaan xilligan loo baahnayn in lagu murmo xil ka qaadista guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Xirsi Max'ed Hilowle ayaa booqasho ku jooga dalkan Maraykanka iyadoo inta badan aan horey looga baran madaxda ururka Ahlu-Sunna inay safarro ugu soo baxaan dalalka Yurub iyo waqooyiga America

Guddoomiyaha Ahlu sunna ayaa nagu soo booqday Studiyaha VOA ee daarta Cohen ee magaaladan Washinton.

Haddaba Wareysiga aan la yeelanay Xirsi Max'ed isagoo dhamaystiran qeybtan hoose ka dhageyso



XS
SM
MD
LG