Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aftida Dastuurka Kenya oo soo Gabagabowday


Ilaa iyo bari ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo natiijadii codbixinta dastuurka Kenya iyadoo natiijadu u badan tahay dhinaca "Haa"

Iyadoo la filayo in maanta oo khamiista iyo maalmaha xiga lagu dhawaaqo natiijada cod-u-qaadista dastuurka cusub ee Kenya ayaa lasoo warinayaa in tiradu ay dhinaca “Haa” u badantahay.

ku dhawaad kala bar ayaa la tiriyey codadkii aftida loo qaadaayey Dastuurka cusub ee uu yeelanaayo dalka Kenya.

XS
SM
MD
LG