Isku xirrada

War

Afhayeenka Baarlamaanka DKMG oo Baydhabo Tagey


Shariif Xasan Sheekh Aadam, xildhibaano ka badan 40, iyo wasiiro ka tirsan DKMG ayaa maanta tagey magaaalada Baydhabo ee Bay

SShariif Xasan Sheekh Aadam, xildhibaano ka badan 40, iyo wasiiro ka tirsan DKMG ayaa maanta tagey magaaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Waa markii ugu horeysay ilaa 2006dii uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheek Aadam uu magaalada tago, xiligaas oo uu ka baxay isaga oo kasoo horjeeda ciidamda Ethiopia oo xiligaas magaalada soo galay.

Wareysiyo arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG