Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madoobe: Shabaabka lama aamini karo


Madoobe: Shabaabka lama aamini karo
Madoobe: Shabaabka lama aamini karo

Xildhibaan Sh. Aden Max'ed Nuur ayaa sheegay in go'aanka Shabaabku ku fasaxeen gar-gaarka uu yahay mid khiyaanno ku salaysan

Xildhibaan Sh. Aden Max'ed Nuur oo ka mid ah baarlamaanka Somalia ayaa ka hadlay abaaraha ka jira Somalia iyo waliba go'aanka uu ururka Al-shabaab xayiraaddii uga qaaday hay'addaha samafalka ee ka howlgali jiray deegaannada ay ka taliyaan.

Xildhibaan Sheekh Aden Madoobe, wuxuu sheegay in go'aanka Shabaabku yahay mid khiyaanno ah oo aan la aamini karin, sidoo kale Xildhibaan Sheekh Aden Madoobe wuxuu Shabaabka ku eedeeyay mas'uulliyada abaaraka ka taagan Soomaaliya.

Wareysiga Sheekh Aden Madoobe, qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG